Wa maxey xanuunka macaanka ama sokorta Sidee ayaadna iskaga daweyn kartaa?

 Xanuunka Macaanka Ama Sonkorta lagu Magacaabo Oo dag dag Daawo Rabaani ah Loo Helay,  Fadlan Si Dag Dag Adigane  U gaarsii Walaalaha Kale Ee La Dhibaateysan Cudurka.!



Xanuunka sokorta ama macaanka waa waa xaalad qofka noloshiisa daba socota waxaana sanad walba u dhinta in ka badan hal milyan oo qof - qof walba ayuuna ku dhici karaa.

Waxaa sababa marka jirku uusan burburin karin dhammaanta sokorta (glucose) ee dhiigga raacsan; waxyaabaha ka dhasha waxaa ka mid ah wadno xanuun, wadno istaag, indhi beel, kilyaha oo howlgab noqda iyo qaarka dambe oo qofku howlgab ka noqdo.

Waana dhibaato - Qiyaastoo 422 milyan oo qof oo dunida ku nool ayaa qaba xanuunka macaanka - waana tiro afar jeer ka badan intii ay ahayd 40 sano kahor, sida ay sheegtay Hay'adda Caafimaadka Adduunka (WHO).

Marka laga soo tago khataraha, kala bar dadka qaba xanuunka macaanka ma oga inay qabaan.

Balse isbeddel lagu sameeyo hab-nololeedka ayaa ka hortagi karta xaalado badan oo xanuunka ka mid ah.

Xanuunkaan Macaanka Ama Sonkorta loo yaqaano Waxaa Uu Ka Mid yahay Xanuunada Uu Qofka La Noolaado Inta Noloshiisa Ka dhiman.

Laga Soo bilaabo Markii la Ogaaday Cudurkaan ilaa Hadda Dhaqaatiirta Aduunka Waxeey isku dayayaan in ay Soo Saaraan Xal Ku Haboon Sidii loo daaweeyn , ilaa Haddase Lama Hayo Xalkii Ugu Dambeeyay Ee Wax Ku Oolka ahaa.

Lkn ilaa Hadda Lama Helin Qolo labaad Ama Sadaxaad Oo isku Dayday in ay Xunuunkaan Ku daaweeyso " Quraan Saar "gaar ahaan Todobo Subaxood in Qofka Xanuunsan lagu aqriyo

1: Marka Hore Waxaa Loo baahan yahay" Tahliil  Waa in biyo Zamzam Weel Lagu Soo Shubo Ka dib Todobo mar ayaa lagu aqrinaya Suurada

سورة الفاتحة "Suurada Al-faatixa , Todobo jeer"

" 《 سم الله الرحمن الرحيم (الحمد لله رب العالمين ،الرحمن الرحيم،مالك يوم الدين ، إياك نعبد وإياك نستعين،اهدنا الصراط المستقيم، صراط الذين أنعمت عليهم ، غير المغضوب عليهم ولا الضالين ،آمين》:  سبع مرات

Ka dib Suuradahaan Afarta ah Ee  Ka bilaawdo
"قل" Mid Walba Oo Ka mid ah Waa Todobo goor,

《》  بسم الله الرحمن الرحيم(قل هو الله أحد ،الله الصمد ، لم يلد ولم يولد . ولم يكن له كفوا أحد) سبع مرات

《》  بسم الله الرحمن الرحيم (قل أعوذ برب الفلق ، من شر ما خلق ، ومن شر غاسق إذا وقب ، ومن شر النفاثات في العقد ، ومن شر حاسد إذا حسد ) سبع مرات.

《》بسم الله الرحمن الرحيم( قل أعوذ برب الناس، ملك الناس، اله الناس ، من شر الوسواس الخناس، الذي يوسوس في صدور الناس، من الجنة والناس) سبع مرات.

《》 بسم الله الرحمن الرحيم(قل يا أيها الكافرون ،لا أعبد ما تعبدون، ولا أنتم عابدون ما أعبد ،ولا أنا عابد ما عبدتم ،ولا أنتم عابدون ما أعبد ،لكم دينكم ولي دين)سبع مرات

Ugu dambeeyn Waxaad Ku Tufeeysaa Qofka Xanuunsan  Aayada  [ 26aad] Ee  Ku jirto Suurada Ala-Cimraan , Todobo goor aya la aqrin

(قل اللهم مالك الملك تؤتي الملك من تشاء وتنزع الملك ممن تشاء وتعز من تشاء وتذل من تشاء بيدك الخير انك على كل شيء قدير)سبع مرات

《ءاية الكرسي》
  Aayatul-Kursiyi, Waxaa la Saari Todobo goor.

الله لا اله إلا هو الحي القيوم،لا تأخذه سنة ولا نوم ، له ما في السماوات وما في الأرض، من ذا الذي يشفع عنده إلا بأذنه، يعلم ما بين أيديهم وما خلفهم ، ولا يحيطون بشيء من علمه إلا بما شاء،وسع كرسيه السماوات والأرض ولا يؤوده حفظهما ، وهو العلي العظيم) سبع مرات

Quranka Waxaa Uu Daawo U Yahay Cuduro badan Oo Maanta Caalamka Daawo loo Weeysan la ahay Bi idni lahaa Qofkii Aamina Quraanka in Uu Ku boogsoonayo Waa Xaqiiq Cad in Uu Ku Helayo Caafimaad Taam ah

Xanuunka Uu doono ahaado Xitaa Hargab Ha ahaado Xanuunka Sonkorta Ha ahaado Cudurka HIV.ga Xitaa Quraanka Waa U daawo Waxaa Taas Cadeeyn U ah Qowlka Allaah Ee Oranayo

وَنُنَزِّلُ مِنَ ٱلْقُرْءَانِ مَا هُوَ شِفَآءٌ وَرَحْمَةٌ لِّلْمُؤْمِنِينَ ۙ وَلَا يَزِيدُ ٱلظَّٰلِمِينَ إِلَّا خَسَارًا " (الإسراء - 82):

Waxaa la Tilmaamaya inaad Rumeeysan tahay in Uu Allaah kugu Caafinayo Qur`aanka Waa Qeeyb Weeyn Oo Soo Hoos galayo Iimaanka:

Inta La Kurbeeysan Xanuunkan Allah Ka Caafiyo Ha U dulqaataan Sabirka Ha badiyaan Waa imtixaan Alla Xagiisa Ka ahaaday insh allaah Ajar baad Ka heleysan

Inta Aan qabin Allah Ka bad baadiyo Oo Caafimaad Taam ah Allah ugu Wado.

Ma ahan Qasab Waa Codsi Fadlan La Wadaag Walaalaha Kale Si ay Uga Faaidaan Cilmi uga Kororsan Waxaa laga yaabaa Qof Aad gaarsiisay Markii Uu Ku Caafimado Habkaan is quraan Saarka Adigane Ajar Sidaa Ku Hesho by Daaci Sacid Cusman Xaji Xassan.




Post a Comment

Previous Post Next Post