Ukuntu qarniyo badan ayaa la soo cunayey dadka waxay u yaqanaan ama qarkood ogyihin in buritiin badan ka buuxa hadda halkan waxaan ku qeexi donaa Faaiidooyinka laga helo ukunta iyo wax tarka ay u leedahay jirka.
Halkii xabo ee ukun waxaa ku jira intan oo buritiin (Protein).
84 kcal / 351 KJ
8.3g protein
5.7g fat
1.6g sat fat
18mcg folate
1.89mcg vit D
Dhamatood waxay wax tar u yihin jidhka kuwaas oo nafaqo siiyo xubnaha kala duwan ee jidhka sida beerka,murqaha,maskaxda,maqaarka iyo kuwa kale ee qarsoon.
●Ukunta waxaa ka buuxa vitamin D iyo B 12 oo dhamaantood qurxiya jirka korna u qaada dhiiga.
●Sidoo kale ukunta waxaa ka buuxa maadada Omega 3 fat acid oo qeyb ka ah kobcinta jidhka.
●Cilmi baariyaal baaritaan ku sameyey ukunta ayaa isku wafaqay ukunta in ay ka hortagto xanuunadda ku dhaca wadnaha sida dhiig karka,stroke iwm.
●Ukunta waa sheyga u fiican oo lagu dhimi karo misaanka adigoo jimcsi sameynaya haddii aad sameysid jimcsi la socda ukun iyo hilibkeeda waxaad arki dontaa faaiidaaded sidoo kale tobarayaasha waxay talo ahaan ku bixiyaan in hal xabo ukun maalin kasta la cuno
●Ukunta waxaa ka buuxa maado ka hortagto indha la'aanta iyo in ay caad fuulaan indhaha, ukunta qeybteeda cad waxaa ka buuxa carotenes iyo vitamin A kuwaas oo aragga indhaha kor u qaado.
Haddaba subax kasta xabad ukun ah ku quraaco waa haddii aad awoodid.
Share dheh lana wadaag asxaabtaada.
Dr. Cadceed